(Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo xariga ka jaray Garoonka K/Cagta Muqdisho Istadium

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dib u dhiska Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho ayaa faray Xukuumadda in ay sii dhammeystirto qorshaha dib u soo celinta Tuulada Ciyaaraha oo muhiim u ah soo nooleynta tartannada ciyaaraha kala duwan ee dalkeenna. Madaxweynaha ayaa laaday kubadda dib loogu … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo xariga ka jaray Garoonka K/Cagta Muqdisho Istadium